Daawo Sida Loo Dhaariyey Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi(Video)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta loo dhaariyey xilka madaxweynaha Somaliland kadib markii uu ku guuleystay doorashadii dhowaan lagu qabtay deegaanada Somaliland.

Madaxweynaha waxaa dhaariyey gudoomiyaha maxkamadda Sare ee Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali.

Hoos ka daawo muuqaalka dhaarta:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here