Shirkii Wadamada Ururka Islaamka Uga Socday Magaalada Istanbul Oo Lagu Go’aamiyey In QUDUS Ay Tahay Caasimadda Dalka Falastiin

Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga shir isugu yimid wadamada xubnaha ka ah Ururka Islaamka oo ay ku mideysan yihiin dhammaan dalalka islaamka.

Shirka waxaa lagu go’aamiyey in magaalada Qudus ay tahay caasimadda dowladda Falastiin.

Waxa shirka maanta ka maqnaa madaxda dalalka Sacuudiga iyo Masar oo lagu tuhunsan yahay inay wadashaqeyn dhow la leeyihiin Israel.

Todobaadkii hore ayaa madaxweynaha dalka Mareykanka wuxuu magaalda Qudus u aqoonsaday caasimada Yahuudda.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here