Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Federalka Ee Sanadka 2018(Sawiro)

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Miisaaniyadda sanadka 2018-da oo shaley Wasiirka Maaliyadda su’aalo laga weydiiyey.

Kulanka waxaa soo xaadirtay 164 Xildhibaan, waxaa ansixinta miisaaniyadda u codeeyey 162 Mudane.

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo uu ugu horeeyo Wasiirka Maaliyadda ayaa ka mahadceliyay Tilaabada ay Xildhibaanada qaadeen.

Ansixin Miisaaniyadda11 Ansixin Miisaaniyadda0 Ansixin Miisaaniyadda1 Ansixin Miisaaniyadda2 Ansixin Miisaaniyadda3 Ansixin Miisaaniyadda4 Ansixin Miisaaniyadda5 Ansixin Miisaaniyadda6 Ansixin Miisaaniyadda7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here