Xildhibaano Saluugsan Hogaanka Sare Ee Maamulka Jubbaland Ayaa Maanta Ku Laabtay Magaalada Kismaayo(Video)

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland oo mucaarad ku ah hogaanka sare ee maamulka Jubbaland ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Xildhibaanadani mucaaradka ah oo dhowr todobaad ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Gedo ayaa xambaarsan fariimo ay ka wadaan dadka ay matalaan, waxayna doonayaan in madaxda Jubbaland ay deegaanadaasi gaarsiiyaan dhaqaale iyo gargaar la sheegay inaan la soo dhaafin magaalada Kismaayo.

Hoos ka daawo soo dhoweynta xildhibaanadan:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here