Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Fanka Jabuuti(Video)

Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusaayey Maalinta Fanka Dalka shacabka dalka Jabuuti.

Maalinta Fanka Jabuuti ayaa la xusaa sanad walbo 27-ka bisha December, waxaana ka qeyb galo madaxda dalka iyo hogaanka dhaqanka.

Hoos ka daawo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here