Dhageyso Wadamada Ku Bahoobay Urur Goboleedka IGAD Oo Sameysanaayo Manhaj Mideysan

Dalka Jabouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.

manhajkan ayaa waxaa loogu talagalay dadka qaxootiga ee ku nool dalalka ku mideysan urur goboleedka IGAD.

Hoos ka dhageyso warbixintan oo VOAda diyaarisay

 

Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan

Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here