Wasiirka Maaliyadda Oo Hogaaminaayo Wasiirada Maamul Goboleedyada Ayaa Booqday Deegaanka Taariikhiga Ah Ee Goobweyn(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo hogaaminaya Wasiirada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada ayaa Kormeer shaqo ku tagay Deegaanka GoobWeyn ee waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Dr. C/raxmaan Beyle ayaa booqday Isku-darka Goobweyn oo ah halka Wabiga Jubba uu kaga xirmaayo Badweynta Hindiya.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya1 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya2 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya3 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya4 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here