Kooxda Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Ku Guuleystay Koobkii Loo Dhigay Maamul Goboleedka

Iyadoo wareeggii ugu dambeeyey ee ciyaaraha maamul goboleedka dalka ay maanta wada ciyaareen labada koox ee Jubbaland iyo Puntland ayaa waxay maanta guusha raacday ciyaartooydii ka socotay maamulka Jubbaland.

Ciyaar kulul oo maanta galabtii dhexmartay Jubbaland iyo Puntland ku dhammaatay badisay hal gool(Jubbaland) iyo eber(Puntland), waxaana sidaasi koobka ku hantay xulka Jubbaland. ku ugu awood sheegatay xulka Puntland oo final ay isugu soo hareen.

Waxaa caawa si weyn guusha kooxda Jubbaland laga dareemayaa dhammaan deegaanada Jubbaland gaar ahaan magaalada Kismaayo oo ah xarunta maamulka uu hadda ku howlgalo.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here