Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibadda Somalia Oo Ugu Baaqay Xil. Axmed Macalin Fiqi Inuu Joojiyo Kala Soocidda Muwaadhiniinta Soomaaliyeed(Video)

Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya ahna mudane ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliyeed Prof. C/laahi Sheekh Ismaaciil ayaa ugu baaqay xildhibaan Axmed Macalin Fiqi inuu joojiyo kala sooca muwaadhiniinta Soomaaliyeed.

Axmed Macalin Fiqi ayaa dhowaan sheegay in Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir uusan u dhalanin dalka Soomaaliya.

Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in Dr. Axmed Cali Daahir uu yahay Muwaadhin Soomaaliyeed oo ku dhashay una dhashay dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here