Madaxweyne Farmaajo Ayaa Kormeeray Hub Cusub Oo Loo Qeybinaayo Ciidamada Xoogga Ee Lagu Tababaray Xerada Tababarka Turkiga(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta soo kormeeray Hub dhowaan loo qeybin doono Ciidamada Xoogga Dalka ee ay tababartay dowladda Turkiga.

Saraakiisha Turkiga ayaa madaxweynaha u sharaxay hubkan

Nooca hubka loo qeybin doono ciidamada lagu tababaray Xerada ciidamada SOM-TURK ayaa ah mid ku cusub dalka Soomaaliya maadaama ciidamada Soomaalida ay horey u adeegsan jireen qoryaha AK47.

Hoos ka daawo kormeerka madaxweyne Farmaajo

MD Farmaajo oo Tababar u soo xiray Ciidamo MD Farmaajo MD Farmaajo1 MD Farmaajo2 MD Farmaajo3

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here