Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Ayaa Daahfuray Xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Muqdisho Loo Soo Raray(Sawiro)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta laga hagayo Maamulka Hawada Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tijaabiyey qalabka isgaarsiinta ee laga hago diyaaradaha ku jira Hawada Soomaaliya isagoo la xiriiray diyaarado maraayey hawada Soomaaliya.

Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa  27 sano waxaa laga maamulaayey dalka Kenya kadib markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii

 

Maamulka Hawada Maamulka Hawada1 Maamulka Hawada2 Maamulka Hawada3 Maamulka Hawada4 Maamulka Hawada5 Maamulka Hawada6 Maamulka Hawada7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here