Hey’adda Culimada Soomaaliya Oo Siyaasiyiinta Ugu Baaqday In Dalka Laga Ilaaliyo Farogelin Shisheeye(Akhriso Bayaan)

Hey’adda Culumada soomaaliyeed ayaa Bayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliyeed iyadoo siyaasiyiinta ugu baaqlay in dalka laga ilaaliyo farogelin shisheeye.

Sioo kale, hey’adda waxay dowladda ugu baaqday inay dhowrto xurmada shacabka Soomaaliyeed iyo xuquuqdooda.

Hoos ka akhriso bayaanka culumada oo ka kooban 6 qodob

Bayaanka Hey'adda Culimada Soomaaliyeed

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here