Wasaaradda Awqaafta Iyo Arimaha Diinta Ee Dowladda Federalka Soomaaliya Ayaa Amartay In La Diiwaan Geliyo Dhammaan Masaajidda Iyo Xarumaha Diinta Lagu Barto

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay amar ku wajahan maamullada masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla magaaladda Muqdisho iyo dhammaan gobolada dalka.

Warsaxaafadeedkan ayaan waxaa amar lagu siiyey dhammaan xarumaha Diinta lagu barto iyo Masaajidada inay isa soo diiwaan geliyaan.

Hoos ka akhriso qoraal ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta:

 

Warsaxaafadeed-1 Warsaxaafadeed-2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here