Madaxweynaha Jabuuti Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi(Video)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa safarkiisii ugu horreeyey ugu ambabaxay dalka Jabuuti, waxaa si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyey madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Hoos ka daawo soo dhaweynta madaxweyne Muuse Biixi loogu sameeyey dalka Jabuuti

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here