Madaxweyne Farmaajo Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaraymagaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Wefdiga Madaxweyne Farmaao ee Puntland gaaray waxaa kamid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan xafiisyada kala duwan ee dowladda federalka.

Waxaa madaxweynaha iyo wafdigiisa si heersare ah u soo dhaweeyey madaxweynaha maamulka Puntland Dr. C/weli Gaas.

Hoos ka daawo sawirada so dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa.Farmaajo in Garoowe Farmaajo in Garoowe00 Farmaajo in Garoowe0 Farmaajo in Garoowe1 Farmaajo in Garoowe2 Farmaajo in Garoowe3 Farmaajo in Garoowe4 Farmaajo in Garoowe5 Farmaajo in Garoowe6 Farmaajo in Garoowe7 Farmaajo in Garoowe8

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here