Wasiirka Maaliyadda Dalka Soomaaliya Oo La Kulmay Wasiirka Maaliyadda Dalka Qatar (Sawiro)

Waxaa Maanta kulmay Wasiirada Maaliyadda Dalalka Somalia iyo Qadar, kulanka waxaa marti gelyey Mudane Ali Shareef Al-Emadi oo ah wasiirka Maaliyadda dalka Qatar.

Labada mas’uul ayaa ka Wada hadalay xiriirka walaalnimo ee Somalia iyo Qatar.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan dalka Qatar halkaasi oo uu kaga qeyb galay shirka wasiirada dunida Islaamka oo lagu qabtey magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar.

Meeting of Finance Ministers of Somalia and Qatar Meeting of Finance Ministers of Somalia and Qatar1 Meeting of Finance Ministers of Somalia and Qatar2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here