Shir Looga Hadlaayo Iskaashiga Ganacsatada Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Ka Furmaayo Magaalada Ankara(Sawiro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahad Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga halkaasi oo ay u soo gaareen inay ka qeyb galaan shir u dhexeeyo dowladaha Soomaalya iyo Turkiga.

Shirkan ayaa ah shir iskaashi ganacsi oo u dhexeeyo Somalia iyo Turkey-ga isla markaasina ay marti gelisay dowladda Turkiga.

Shirkan oo ah mid taariikhi ah ayaa waxaa uu sheegay ra’iiuslwasaare ku xigeenka inuu rajeynayaa inuu fursad weyn siin doono ganacsatada Soomaaliyeed.

Mahad Guuleed1 Mahad Guuleed2 Mahad Guuleed3 Mahad Guuleed4 Mahad Guuleed5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here