27 C
Marka, Somalia
Saturday, September 23, 2017

Jaarka Fiicani Waxa Uu Ka Qiimo Badan Yahay Inadeerka Wanaagsan – W/Q: Khadar Ibrahim...

Jaarku waa jiraanka iyo hadba cidda aad daris tihiin ,sida ay Diinteena suubani inoo sheegtayna Guriba guriga uu kaaga dhawyahay ayuu kaaga sii xaq...

Maansadii Ramadaan Dhamaataye – Waxaa tiriyey: Abwaan Axmed Cali Aadan

Maansadan aadka u quruxda badan waxaa Tiriyay Abwaan Axmed Cali Aadan.Runtii waxa ay maansadani ka turjumaysaa duco iyo Rabbi tuug ku saabsan, in aan...

Saddex Dardaaran Oo Ku Saabsan Habeenka Laylatul Qadarka – W/Q: Abwaan Yusuf Roobleh Xirsi...

1. Markay bisha Ramaan soo gasho Ilaahay weydiiso inuu ku waafajiyo habeenkaas. 2.salaadda cishaayi iyo ta subax masjidka jamaacada la tuko, ta casarka markaad kasoo...

Madaxweyne Farmaajo ha loo sheego inuu Beesha Hawiye ka ilaaliyo Wasaarada Arrimada Gudaha, sabab?

Kulligeen waxaan jecelnahay inay dadka Somaliyeed walaalo noqdaan nacaybkana iska daayaan. Laakiin see loola noolaanayaa dad maalinkasta khiyaano ku shaqaysanaya. Waxaan aad ula yaabay...

Maxay Itoobiya ku Qoonsatay RW Cumar Cabdirashid Cali (CCC)? – W/Q: Salim Saciid

Warbixinta Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay in RW CCC uu noqdo madaxwayne Soomaaliyeed . Waxaase iswaydiin leh maxay...

Taariikh Nololeedka Feeryahankii Muslim-ka Ahaa Ee Geeriyooday (Maxamed Cali Kalaay)

Waa feeryahan caan ah oo u dhashay dalka maraykan,Maxamed Cali oo dadka soomaaliyeed u yaqaanaan magaca “Maxamed Cali Kalaay” ayaa taariiikhdu markay aheyd 17.January...

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

ilinka  1985 ta ayuu taliskii Nabadda Qaranku ii diray safar shaqo oo aad u qalaf san inaan ku aado Itoobiya, si aan Dad qiime...

Yussur Abraar, Cantuugadii la calaanjin waayay

Waxaa la yiri “Geeloow daaq, oo daaq, oo daaq, balse maalintii aad ciin daaqdo ayaa laguu yaabaa“, waxayna u egtahay in dowladda Xassan Sheekh...