-4.3 C
Marka, Somalia
Monday, January 22, 2018

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

ilinka  1985 ta ayuu taliskii Nabadda Qaranku ii diray safar shaqo oo aad u qalaf san inaan ku aado Itoobiya, si aan Dad qiime...

Wadaniyada Ra’iisul Wasaaraha Dalkeena Waa Mid Dagtay Quluubta Shacabka Soomaaliyeed

Taariikhdu waa mid dhacaysa,la qorayo la xasuusan doono oo galaysa diiwaanka taasoo ay dhaxlayaan jiilasha danbe ee aan goob jooga u ahayn.Qofkastoo masuuliyad qaran...

Maxaan Ka Baran Karnaa Booqashadii Madaxweyne Maxamed C/Laahi Farmaajo Ee Puntland?

Waxaa ifaafale wanaagsan muuijinaya in shacabku bisayl dhinac walba ah gaaray, uuna ka gudbay wax inuu ku qiimeeyo waxyaala aan dan ugu jirin (sida...

Madaxweyne Farmaajo ha loo sheego inuu Beesha Hawiye ka ilaaliyo Wasaarada Arrimada Gudaha, sabab?

Kulligeen waxaan jecelnahay inay dadka Somaliyeed walaalo noqdaan nacaybkana iska daayaan. Laakiin see loola noolaanayaa dad maalinkasta khiyaano ku shaqaysanaya. Waxaan aad ula yaabay...

Saddex Dardaaran Oo Ku Saabsan Habeenka Laylatul Qadarka – W/Q: Abwaan Yusuf Roobleh Xirsi...

1. Markay bisha Ramaan soo gasho Ilaahay weydiiso inuu ku waafajiyo habeenkaas. 2.salaadda cishaayi iyo ta subax masjidka jamaacada la tuko, ta casarka markaad kasoo...

Maansadii Ramadaan Dhamaataye – Waxaa tiriyey: Abwaan Axmed Cali Aadan

Maansadan aadka u quruxda badan waxaa Tiriyay Abwaan Axmed Cali Aadan.Runtii waxa ay maansadani ka turjumaysaa duco iyo Rabbi tuug ku saabsan, in aan...

Jaarka Fiicani Waxa Uu Ka Qiimo Badan Yahay Inadeerka Wanaagsan – W/Q: Khadar Ibrahim...

Jaarku waa jiraanka iyo hadba cidda aad daris tihiin ,sida ay Diinteena suubani inoo sheegtayna Guriba guriga uu kaaga dhawyahay ayuu kaaga sii xaq...

Faalo: Dilka Iyo Siidaynta Dable Axmed Caydiid Maxaa Ka Dhalan Kara? W/Q: Khadar Ibrahim...

Iftiinkacusub.com: Tariikhu markii ay ahayd 3/5/2017 waxaa afaafka Madaxtooyada Somaliya lagu dilay Wasiirkii Dibu-dejinta Cabbaas C/laahi Sheekh Siraaji,dilkaasi oo uu gaystay Askari Dable Axmed...

Waxbadan Ka Ogoow Dhinacyada Wada Xalka Degmada Marka? Ma danbaa Misa Dib Udhac?

Waxaan qormadaan ugu talganay inaan ku iftiiminno xiisadda Gobolka Shabeelaha hoose maalmahan ka taagan, Maadaama ay socdaan dedaallo dhinac walba ah oo ay u...

Geesigii U Guntaday Dalkiisa Iyo Hagardamada Shisheeye

Waxaan shaki ku jirin cidina is waydiinaynin,heerka dalkeenu kusugan yahay mudo 27 sanadood ah.Waxaan la in kiri karayn sidii u ahaa mudadii u danbaysay...