25.3 C
Marka, Somalia
Thursday, October 19, 2017

Dayactir Lagu Bilaabay Goobihii Ganacsi Ee Ku Burburay Qaraxii Isgoyska SOOBE(Sawiro)

Waxaa dayactir lagu bilaabay dhismeyaashii ku burburay qaraxii afar maalin ka hor ka dhacya Isboyska SOOBE ee magaaladda Muqdisho. Qaraxaasi oo la sheegay in lagu...

Dowlada Qadar Oo Sheegtay In Qaraxii Zoobe Ay Ka Dambeeyeen Wadamo Saluugsanaa Mowqifka Dhexdhexaadnimo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar Sheekh Maxammed bin Abdulrahman ayaa sheegay in weerarkii Muqdisho uu ahaa Mid aargoosi ah. Wasiirka ayaa sheegay in go'aankii dhex-dhexaadnimo...

Qaar Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Oo Loo Qaaday Dalka Turkiga(Sawiro)

Waxaa goordhow diyaarad Milateri garoonka diyaaradaha Muqdisho looga qaaday dhaawacyo fara badan oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Dhaawacyada ayaa...

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhiiggisa Ugu Deeqay Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Shaley Ka Dhacay Muqdisho(Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta tagay goobtii uu shalay ka dhacay Qaraxii lagu dhamaaday ee Isgoyska Zoobe. Madaxweyne Farmaajo oo dhiiggiisa u shubay dadkii...

Axmed Diiriye Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

Qarax galabta ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa khasaaro culsus oo dhimasho iyo dhaawacba leh geystay. dad tiradooda kor u dhaafeyso 20...

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Somalia Ayaa La Kulmay Madaxa Bankiga Horumarinta Afrika(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda dowladda federalka Soomaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle oo ku sugan Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka ayaa la kulmay madaxda Bankiga Hormarinta Afrika, wuxuuna...

Xildhibaano Iyo Siyaasiyiin Ka Soo Jeedo K/Galbeed Oo Sheegay In Shariif Xasan Uu Cuuryaamiyey...

Xildhibaano iyo mas'uuliyiin kale oo ka soo jeedo deegaanada maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta shir ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku soo gudbiyay warbixino...

Akhriso Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada Somalia Uga Socday Magaalada Kismaayo

Waxaa warmurtiyeed laga soo saaray kulan dhowr maalin madaxda maamul goboleedyada uga socday degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Hadda hoos ka akhriso Warmurtiyeedka...

Xiriirka U Dhexeeyo Turkiga Iyo Mareykanka Oo Xumaaday Iyo Safaaradda Turkiga Ee Mareykanka Oo...

Safaaradda Turkiga ee dalka Mareykanka iyo Qunsuliyadaha diblomaasiyadeed ee ka howlgalo magaalooyinka dalkaasi ayaa joojiyay inay dal-ku-galka(VISA) Turkiga siiyaan muwaadhiniinta dalka Mareykanka. Arintan ayaa timid...

Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Banaanka U Soo Baxay Daqiiqado Kadib Markii Cunaqabateynta Laga Qaaday...

Waxaa shaley dalka Sudan laga qaadey Cunaqabateyntii Mareykanka dalkaasi saaray 20 sano ka hor. Madaxweynaha dalka Sudan ayaa Kumanaan ka mid ah shacabka dalkiisa...

Shir Looga Hadlaayo Arimaha Fikirka Xagjirnimada Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Somala waxaa maanta ka furmey shir looga hadlaayo rabshadaha salka ku haya xagjirnimada, Shirkan ayaa daba socda shirkii London...

Dalka Sudan Oo Cunaqabateyntii Laga Qaaday Iyo Qodobo Lagula Heshiiyey Sudan

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dalka Sudan uu ka qaaday cunaqabateyntii Mareykanka saaray dalkaasi 20 sano ka hor. Madaxweyne Trump...

Daawo Axmed Macalin Fiqi Oo Ku Faanayo In Reer GalMudug Ay Yihiin Dadkii Burburiyey...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka Somalia ayaa ku faanay in dadka reer GalMudug ee uu Baarlamaanka ku matalo ay yihiin...

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Saxiixay Xeerka Isgaarsiinta Dalka(Sawiro)

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si raxsmi ah u saxiixay xeerka Isgaarsiinta ee dalka. Xaflad ka dhacday Xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa...

Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose Ayaa Booqasho Ku Tagay Deegaanka Bariire Oo Maanta Lagu Dilay Ciidamo...

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Najax ayaa maanta booqday deegaanka Bariire oo maanta lagu dilay tiro ka tirsan ciidamo dhowaan halkaasi la geeyey oo...

Gudoomiyihii Hore Ee Bankiga Dhexe Ee Somalia Yussur Abrar Oo Lagu Marti Galiyey Barnaajika...

Gudoomiyihii hore ee Bankiga dhexe ee Somalia Yussur Aadan Abraar ayaa waxay wareysi dhinacyo badan taabanayo siisay Horn Cable Tv gaar ahaan barnaamijka Xasuus-reeb. Yussur...

Akhriso Maansada “BADBAADO” Ee Uu Alifay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi

Abwaaniinta waxay bulshadooda uga tagaan dhaxal aan duugoobin oo ay iska dhaxlaan, waxyaabaha laga dhaxlo abwaaniinta waa xikmadooda iyo suugaantooda oo loo adeegsado waaqica...

Madaxweynaha Jubbaland Oo Kormeeray Beero Ku Yaallo Gobolka Gedo(Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) oo maalmahaan socdaal shaqo ku maraayo gobolka Gedo ayaa soo kormeeray dhul beereed ku yaallo degmooyin ka tirsan...

Seminaar Lagu Baranaayo Horumarinta Deegaanka Oo Loo Furay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Degmooyinka...

Waxaan shaley qaar ka mid ah madaxda maamulada degmooyinka ka tirsan gobolka Sh.hoose loo qabtay Seminaar lagu baranaayo Maamul wanaagga iyo horumarinta deegaanada. Seminaarka shaley...

Akhriso Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Oo Gudi U Saaray Arinta C/kariin Qalbi-dhagax

Baarlamaanka Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta gudi u saaray arinta  C/kariim Qalbi-dhagax ee dhowaan dowladda federalka ay u dhiibtay dowladda dhexe ee Ethiopia. Arinta sarkaalkan oo Jabhadda...

Geesigii U Guntaday Dalkiisa Iyo Hagardamada Shisheeye

Waxaan shaki ku jirin cidina is waydiinaynin,heerka dalkeenu kusugan yahay mudo 27 sanadood ah.Waxaan la in kiri karayn sidii u ahaa mudadii u danbaysay...

Akhriso Maamulka K/Galbeed Oo Taageeray Isbaheysiga Dowladda Sacuudiga Hogaamiyo Islmarkaana Xiriirka U Jaray Dalka...

Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta qoraal uu soo saaray xiriirka ugu jaray dowladda Qatar isla markaasina taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka...

Dagaal U Dhexeeyo Ciidamada Xasilinta Caasimadda Iyo Maleeshiyo Beeleed Ayaa Maanta Ka Socdo Magaalada...

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Xasilinta Caasimada iyo Maleeshiyo Beeleed ayaa saakey ka socdo Haanta Dheer oo ku taalo agagaarka Xerada ciidanka 77(Saban Saban) ee...

Maxkamad Ku Taalo Dalka Holland Ayaa Daahir Calasow Ku Amartay Inuu Magdhow Siiyo Wasiirka...

Daahir Calasow oo ka mid ah Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Holland ayaa bishii hore dacwad been abuur ah ku soo oogay Wasiirka Warfaafinta...

Dowladda Itoobiya Oo War Ka Soo Saartay 29 Qof Soomaali Ah Oo Lagu Dilay...

Dowlada Itoobiya ayaa war ka soo saartay weerar khasaare culus dhaliyey oo shalay ka dhacay deegaanada Awadaay iyo Haramaaya oo lagu dilay ugu yaraan...

Dowladda Federalka Oo Ansixisay Sharciga Batroolka

Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadkii hore ku ansixiyey Hindise Sharciyeedka Batrooka iyo arrimo kale.   Wasiirka Batroolka ayaa intii la dhageysanaayey warbixintii wasiirada ay gudbinayeen...

Daawo Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Ururada Alshabaab Iyo...

Waxay dhowaan Golaha Wasiirada dowladda federalka Soomaaliya ay isku raaceen in Ururka ONLF iyo saraakiishooda ay yihiin argagaxiso dhibaato ku hayso xasiloonida gobolka geeska...

Dal Ka Mid Ah Dalalka Qaaradda Yurub Oo Sharciga Deganaashaha U Diiday Haweeney 106...

Dowladda Sweden ayaa sharciga deganaashaha u diiday Haweeney 106 sano jir ah oo u dhalatey dalka Afqaanistaan taasi oo dhibaato xoog leh u soo...

Dhageyso Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji Oo Ka Warbixiyey Weerarkii Lagu Qaaday Gaarigiisa

Senator Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa maanta gaarigiisa lagu Weeraray magaalada Muqdisho. Mudane Xuseen Cali Xaaji oo la...

Gaadiid Dagaal Iyo Hub Casri Ah Oo Laga Dejiyey Dekedda Magaalada Kismaayo(Sawiro)

Waxaa shaley dekedda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose laga soo dejiyey Gadiida dagaal kala duwan oo loogu talo galay ciidamada milateriga DF qeybta 43aad...

Qaramada Midoobey Oo Bilowday Qorshe Suurta Gelinaayo In Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ka...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay ku-xigeenka xoghayaha QM ee dhinaca siyaasada Jeffrey D....

Wasiirka Warfaafinta DF Eng. C/raxmaan Yariisow Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa kulan soo dhaweyn ah waxaa ay u sameeyeen Wasiirka Warfaafinta Hidaha Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka...

Beesha Habargidir Oo Dowladda Federalka Ka Dalbatay In Loo Fuliyo Dhowr Qodob Si Ay...

Kadib dhacdadii lagu laayey maleeshiyaadkii gacan-saar la lahaa kooxda Alshabaab waxay arintaasi albaab cusub u furtay odeyaal iyo siyaasiyiin u dhashay beesha Habargidir oo...

Shirkadda Dahabshiil Oo Bangi(Bank) Ka Furatay Magaalada Kismaayo

Wasiirka Ganacsiga maamul goboleedka Jubbaland Fariid Jaamac Saleemaan ayaa shaley si rasmi ah u daahfuray Bangiga cusub ee shirkadda Dahabshiil kaasi oo dhowaan laga dhisay...

Dhageyso Waaliga Kooxda Alshabaab U Qaabilsan Gobolka Sh/hoose Oo U Duceeyey General Cirfiid Iyo...

Waaliga Alshabaab u qaabilsan gobolka Shabeelaha Hoose Abuu Usaama oo u waramay Idaacadda Afka Alshabaab ku hadasho ee Alfurqaan ayaa ka hadlay maleeshiyaadkii Alshabaab ee dhowaan...

Dhageyso Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Ku Soo Wajahan Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh/hoose Oo...

Saraakiil ka tirsan ciidamada DF ayaa warbaahinta u sheegay in cutubyo ka tirsn ciidamada AMISOM ee ka socdo dowladda Itoobiya ay dhowaan soo gaari...

Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Saldhigga Milateriga Turkiga Ee Laga Dhisay Xeebta Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Iyadoo dhowaan lagu wado in mas'uuliyiin ka tirsan dalka Turkiga ay yimaadaan Soomaaliya ayaa waxaa hadda socdo Saldhiga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada...

Dhageyso Wasiirka Gaashaandhigga Oo Calaamad Su’aal Saaray In Rag Sidaas U Hubeysan Inay Alshabaab...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa xaqiijiyay in howl galkii ka dhacay agagaarka deegaanka Bariire ay fuliyeen ciidamada xoogga dalka. Wasiirka oo la hadlayay...

Wasiirka Laga Buuxiyey Booskii Marxuum Cabbaas Siraaji Oo Xilka Loo Dhaariyey

Kulanka tobanaadlaha ah ee guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa ugu horeyn waxaa lagu dhaariyay Eng. Sadiiq Cabdullaahi Cabdi oo bedelay AUN Wasiirkii...

Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland Oo Maanta Dareen Damqasho Leh U Muujiyey Gabar Ilmo...

Waxaa qoraalka hoose qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland oo maanta diyaaradda Flydubai oo uu raaci lahaa uga haray hooyo ilmo wadatay...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Dowladda Sacuudiga Kala Hadlay Sidii Sacuudiga Xayiraaradda Uga Qaadi...

Wasiirka xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Sheikh Nur Mohamed Hassan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Boqortooyada Sacuudi Carabiya kulan...

Waa Sidee Xaaladda Degmada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud Kadib Markii Dagaal Looga Saaray Kooxda...

Iyadoo todobaadyadii la soo dhaafay degmada Xeraale ee Galgaduud ay ka dhacayeen dagaallo culus oo u dhexeeyey kooxda Ahlusunna iyo  ciidamo deegaanka ah ayaa waxaa maanta...

Wariye Raage Oomaar Oo Buug Uu Ka Qoray Dagaalkii Ciraaq Ku Soo Bandhigay Magaalada...

TV-ga Horn Cable ayaa Maktabadda Wadaniga ah ee Magaalada Hargeysa ku qabtay barnaamij Ragga waxa qoro ay ku soo bandhigayaan buugaagta ay qoreen.  Wariyaha caanka...

Dufcadii Ugu Horeysay Ee Ciidamada Turkiga Oo Maanta Soo Gaartay Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray dufcadii ugu horeysay ee ciidamada Turkiga ee la dejiyo saldhigga weyn ee ciidamada Turkiga looga dhisay duleedka magaalada...