25.2 C
Marka, Somalia
Wednesday, July 26, 2017

Gabar Kaligeeda Muslim Ka Ahayd Shaqaalaha Aqalka Cad Ee Mareykanka Ayaa Shaqada Ka Tagtay...

Gabar Muslim American ah oo ahayd kuxigeenka Madaxa Golaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad ee dalka Mareykanka looga arimiyo ayaa shaacisay inay shaqadeeda ka...

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Golaha Amniga Qaranka Mareykanka Ayaa Shaqada Ka Tegay Kadib...

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) ayaa madaxweynaha Maryakanka Donald Trump shaqada ka raacdeeyey kadib markii uu ka horyimid...

Video: Siyaasi Cali Gurey Oo Goodiyey “Car Waa Ninkii Carab Keenaa Garoonka Diyaaradaha Berbera,...

Cali Gurey oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay heshiiska saldhiga militari ee Berbera,wuxuu Cali Gurey eedeyn kulul ujeediyay Gudoomiyeyaasha golaha guurtida iyo...

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqad Casuumad U Diray Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta dhambaal udiray dhiggiisa madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Fariinta uu madaxweyne Farmaajo u diray dhiggiisa Kenya ayaa...

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Hanti-Dhowrka...

Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadal dhowaan uu warbaahinta ka sheegay Hanti dhowrka dowladda Soomaaliya kaasi oo loo xiriiray heshiiskii Somaliland iyo Imaaraatka...

Wabiga Shabeelle Oo Markale Qalalay Iyo Tuhunka Laga Qabo Biyo Xireenada Itoobiya Oo Xoogeystay...

Qoysas badan oo kunool deegaanada uu maro wabiga Shabeelle ayaa waxaa xiligaan soo foodsaaray biyo la,aantii ugu darneyd ee soo marta mudo ka badan 30...

Dhageyso Nabadoon Caawa Gurigiisa Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Dabley ayaa Caawa Fiidkii waxa ay qeybo kamid ah degmada Xamar-Jajab ee gobolka Banaadir ku dileen Nabdoon Caan ka ahaa degamdaas. Nabdoonka la dilay oo...

Dowladda Ingiriiska Oo Bixineyso Dhaqaalaha Lagu Dhisaayo Xero Lagu Tababari Doono Ciidamo Milateri Dhab...

Dalka Ingiriiska ayaa balanqaaday inay bixinayaan kharashka ku baxaya dhismaha xero militari oo dhawaan la furi doono taasoo lagu tababarayo ciidanka militariga Somalia. Dhismaha iyo...

Sawiro: Maxkamad Ku Taalo Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay 7 Wiil Oo...

Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa Maanta Xukun adag ku riday 7 dhalinyaro oo lagu soo eedeeyey inay ka dambeeyeen dilal...

Sawiro: Faahfaahin Laga Helayo Dil Maanta Muqdisho Loogu Geystay Afhayeenkii Maamulka Ximan/Xeeb

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dil maanta magaalada Muqdisho loogu geystay Maxamed Cumar Xagafey oo horey uga tirsanaa maamulkii Ximan iyo Xeeb ee...

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Muuse Biixi Oo Madaxweynaha Soomaaliya U Soo Jeediyey Eedeymo...

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharraxa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa eedeymo culus u soo jeediyey madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo. Gudoomiye Muuse Biixi...

Qalalaaso Siyaasadeed Oo Hareeyey Maamul Goboleedyada Puntland, K/Galbeed, GalMuug Iyo HirShabeelle Kadib Doorashadii Madaxeyne...

Maamul goboleedyada Soomaaliya gaar ahaan Puntland, GalMudug, K/Galbeed iyo HirShabeelle ayaa marti gelinaayo jahowareer iyo qalalaase siyaasadeed tan iyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya...

Muwaadhin Soomaaliyeed Oo Gurigiisa Xoog Lagu Haysto Magaalada Muqdisho Ayaa Fariin Murugo Leh U...

Muwaadhin Soomaaliyeed ayaa Muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada wuxuu madaxweyne Farmaajo kaga codsaday in loo soo dhiciyo gurigiisa oo xoog looga haysto kuna...

Qarax Dad Badan Ay Ku Geeriyoodeen Oo Maanta Ka Dhacay Xaafadda Kaawo Godey Ee...

Wararka laga helaayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax Khasaare badan geystay. Qarax ayaa ka dhacay...

Dhageyso Gudiga Gurmadka Abaaraha Heer Federal Oo Dhaqaale Loogu Talo Galay Shacabka K/Galbeed Ku...

Gudiga gurmadka Abaaraha heer Federal ayaa 150 kun dollar ($150,000) ku wareejiyey maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya. Dhaqaalahaa ayaa loogu talo galay in wax looga qabto...

Dowladda Soomaaliya Oo Canshuur Dheeraad Ah Ku Soo Rogtay Qaadka Kenya Iyo Cabasho Ka...

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa canshuuro dheeraad ah ku soo rogtay ganacsatada dalka soo geliso maandooriyaha Qaadka ee laga keeno dalka Kenya. Talaabadan oo u muuqato...

Ra’iisulwasaaraha Magacaaban Ee Dowladda Federalka Ayaa Maanta La Kulmay Xildhibaanada Beesha Uu Ka Soo...

Raiisul wasaaraha dhowaan la magacaabay ee dowladda Federalka Xasan Kheyre ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Federalka kuwaasi oo ka soo...

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Ayaa Maanta Qaabilay Danjiraha Mareykanka U Qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/aahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Mareykanka u joogo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Schwartz. Madaxweynaha iyo danjire...

C/raxmaan Faroole Ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Eedeynna U Jeediyey Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas...

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo ahaa Musharax madaxweyne balse ka tanaasulay musharaxnimadiisa ka hor doorashada ayaa maanta si heersare...

Akhriso Warqadd Uu Shariif Sakiin Xilka Uga Qaaday Wasiirka Arimaha Diinta Iyo Awqaafta K/Galbeed...

Madaxweynaha fadhiidka ah ee Maamulka K/Galbeed Shariif Sakiin ayaa maanta si rasmi ah xilka uga qaaday wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Axmed Maxamed(Macalin Barre) oo...

Wiil Arday Soomaali Ah Oo Ku Geeriyooday Xabsi Ku Yaalo Dalka Masar(Akhriso Magaciisa)

Waxaa xabsiga magaalada Nasr ee dalka Masar ku geeriyooday wiil Soomaali ah oo ciidamada dalka Masar ay xireen 40 maalin ka hor isagoo la...

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Ingiriiska (Video)

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada London ee caasimada boqortooyada dalka Ingiriiska. Madaxweyne Siilaanyo waxaa London ku soo dhaweeyey...

Ciidamada Ammaanka Somaliland Ayaa Xabsiga U Taxaabay Wariye C/Maalik Muuse Coldoon Oo Maanta Muqdisho...

Waxaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa loo taxaabay Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Muqdisho isla markaasina todobaadkii...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo Oo Lacag Badan U Balan Qaaday Qofkii Soo Sheego Qarax Alshabaab...

Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta balanqaad cajiib ah u sameeyey shacabka kaasi oo la xiriiro qofkii soo sheego gaari ama...

Dowladda Sacuudiga Oo Kabeyso Miisaaniyadda Dowladda Federalka Soomaaliya Iyo Balan-qaadyo Muhiim Ah (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo safar ugu maqnaa dalka Sacuudiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka...

Toos U Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Hadda Khudbadiisa Jeedinaayo (Video)

Iyadoo ay weli socoto xafladda Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo ayaa hadda waxaa khudbeynayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Maxamed C/laahi Farmaajo. Daawasho wacan: https://www.youtube.com/watch?v=WCYmiN48vNA

Video: Cali Khaliif Galeyr Oo Sheegay In Farmaajo Uu Madaxweyne U Yahay Xamar, Wuxuuna...

Maalmo ka hor waxaa magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Djibouti ka furmay Wadahadal u dhexeeyo hogaamiyeyaasha Somaliland iyo Khaatumo kaasi oo garwadeen uu ka...

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADANI Ee Somaliland Ayaa Maanta Casuumad U Sameeyey Madaxweynihii Hore Ee...

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta guriga ku casuumay madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin maalmihii la...

Sawiro: Meydka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Goordhow Laga Soo Dejiyey Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso laga soo dejiyay meydka madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi oo usbuucii hore ku geeriyooday dalka...

Cutubyo Cusub Oo Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Oo Muqdisho Soo Gaaray

Cutubyo cusub oo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta soo gaaray magaalada  ee Caasimada dalka Soomaaliya. Qaybtan cusub ee AMISOM ayaa ka socdo dowladda Burundi,...

Prof. Cali Maxamed Geedi Oo Safka Hore Uga Jiro Shakhsiyaadka U Hanqal Taagayo Qabashada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada latashiyo xooggan oo ku aadan qofka noqonaya ra'iisulwasaaraha Soomaaliya. Sida ku cad Dastuurka JFS, Madaxweynaha waxa...

Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Laga Helaayo Dabkii Maanta Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada...

Waxaa faahfaahin dheeraad ah ka soo baxeysaaa dab khasaare hantiydeed iyo mid nafeed geystay oo subaxnimadii saakey ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa...

Madaxweyne Farmaajo Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Sacuudiga (Sawiro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta safar ugu ambabaxay dalka Sacuudiga ayaa kulan la qaatay boqorka dalka Sacuuiga Boqor Salmaan. Wafdiga madaxweyne Farmaajo waxaa...

Danyarta Gobolada Somaliland Ayaa Xukuumadda Somaliland Ka Codsaday Inay Cafis U Fidiso Wariye C/Maalik...

Danyartii uu caawin jiray Wariye C/Maalik Muuse Coldoon oo xiligan ku xiran xabsiga magaalada Hargeysa ayaa dowladda Somaliland ka codsatay inay cafis u fidisao. C/Maalik...

Sawiro: Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Kulmay Wakiilka Midowga Afrika Ee Somaliya Iyo Safiirada...

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Midowga Afrika ee Somalia danjire Francisco Madeira. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo waxaa...

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa caawa Villa Somalia ku qaabiley madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Madaxweye Axmed Madoobe ayaa maanta gaaray magaalada...

Hay’adda Lacagta Aduunka IMF Oo Shaacisay In Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Ay Maalgeshi Ku...

Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey la hadal haayey in dowladda Soomaaliya ay daabacaneyso Lacag cusub oo lagu bedelaayo lacagta halka kun (1000 Sh. So.) ee...

Daawo Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood(Video)

Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ka soo kicitamay dalka Jabuuti ayaa maanta si heersare ah loogu soo dhaweeyey degmada Laascaanood ee xarunta gobolka...

Hogaamiye Axmed Daaci Iyo Ciidamo Ilaalo U Ahaa Oo Xabsiga Loo Taxaabay Magaalada Muqdisho

Ciidamo waardiye u ahaa guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Daaci ayaa shaley galabtii rasaas ku asqeeyey gawaari mareysay wadada Makka Al-mukarrama ee...

Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweyne Farmaajo Oo Si Rasmi Ah U Bilaabatay (Sawiro)

Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhow ka bilaabatay Magaalada Muqdisho. Waxaa xafladdan ka soo qeyb galay Madax ay ka...

Shirka Madasha Qaranka Oo Maanta Dib ugu Furmaya Magaalada Muqdisho

Warar naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta uu dib u furmey Shirka Madasha Qaranka. Waxaa horey ugu dhawaaqey Waziirka warfaafinta Dowlada Somaliya...

Booliiska Dalka Malaysia Oo Shaaciyey Suntii Lagu Dilay Kim Jong-nam Oo Ahaa Walaalka Hogaamiyaha...

Saraakiisha Booliska dalka Malaysia ayaa sheegay natiijada baaritaan ay ku hayeen dilkii nin la dhashay hogaamiyaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un oo lagu dilay...

Akhriso Madaxweynihii Maamulka GalMudug C/Kariim Xuseen Guuleed Oo Is Casilay

Qoraal ka soo baxay madaxweynaha maamulka GalMudug C/Kariim Xuseen Guuleed ayuu ku shaaciyey inuu iska casilay xilkii madaxweynenimo ee maamulka GalMudug. C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa...

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Federalka Oo Muqdisho Ku Geeriyooday

Mudane ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Isbitaalka magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Xildhibaan Saciid  Xasan Geedi oo ka...