27.4 C
Marka, Somalia
Saturday, November 25, 2017

Dowlada Qadar Oo Sheegtay In Qaraxii Zoobe Ay Ka Dambeeyeen Wadamo Saluugsanaa Mowqifka Dhexdhexaadnimo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar Sheekh Maxammed bin Abdulrahman ayaa sheegay in weerarkii Muqdisho uu ahaa Mid aargoosi ah. Wasiirka ayaa sheegay in go'aankii dhex-dhexaadnimo...

Akhriso: War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii LONDON Ee Soomaaliya(English)

Waxaa shaley gelinkii dambe magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska lagu soo afmeeray shirkii Beesha Caalamka iyo Madaxda Soomaaliya. Shirka ayaa laga soo saaray War-murtiyeed...

Dhageyso Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Fariin U Diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha cusub ee dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Warbaahinta Qaranka Fariin u marsiiyey shacabka Soomaaliyeed ee taageerada baaxadda leh u muujiyey. Madaxweyne Maxamed...

Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Gambia Oo Xilka Loo Dhaariyey Isagoo Dalka Dibadiisa Joogo

Waxaa si rasmi ah xilka madaxweynenimo loogu dhaariyey madaxweynihii dhawaan la doortey ee dalka Gambia Aadan Baroow, waxayna dhaarta ka dhacday safaarada Gambia ay...

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland Oo Siminaar Uga Furmay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya (Video)

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka tabobar uga furmey ilaa 40 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland, waxaana siminaarka maalgelinaayo isla markaasina fulinayo...

Gobolada Ay Ka Howlgalayaan Ciidamada Cusub Ee Ka Socdo Dalka Itoobiya Oo La Shaaciyey(Video)

Waxaa dhowaan xuduudaha dalka Soomaaliya ka soo gudbay ciidamo cusub oo ka yimid dhanka dalka Itoobiya kuwaasoo la naawilaayo inay ka qeyb galaan gulufka colaadeed...

Puntland Oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Aaddan Qalalaasaha Siyaasadeed Ee U Dhexeeyo Wadamada Khaliijka

Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal ay ku caddeynayaan mowqifkooda ku aadan Qalalaasaha ka jiro dalalka Khaleejka. Puntland ayaa waxay muujisay inay u...

Dhageyso Wasiir Cabdi Muuse Oo Ka Hadlay Gargaarkii La Musuqmaasuqay Sheegeyna Inay Xireen Gudoomiyihii...

Wasiirka Arimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Muuse Abuukar oo ka mid ahaa xubnihii lagu soo eedeeyey inay musuqmaasuqeen qoondadii gargaarka...

Mid Ka Mid Ah Idaacad Beeleeyada Muqdishu oo Ku Been Abuurtey Kulankii Culimada Ee...

Idaacada shabeele oo kamid ah idaacada  beeleedyada Magaalada Muqdishu Ka  howgala ayaa manta waxa ay ku been abuurteen kulankii wadatashiga ahaa ee culimada Gobolka...

THERESA MAY, OO MAGACOWDEY WASIIRO CUSUB

Haweeneyda ra'iisal wasaarada cusub  ka noqotey dalka Britain THERESA MAY ayaa ku dhawaaqdey wasiiro cusub oo muhiim ah kuwaas oo ka mid noqondoona xukuumadeeda...

Doon Xamuul Siday Oo Ku Wajahneyd Dekedda Degmada Hobyo Oo Badda Ku Quustay

Doon xamuul ah oo u rarneyd ganacsato Soomaali ah islamarkaana la sheegay inay kusoo wajahneyd degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ku degtay Xeebaha...

Dad Soomaali Ah Oo Lagu Diley Dalaka Kofur Afrika

In ka badan 7 ruux ayaa siyaabo kala duwan  loogu diley Magaalooyika  waaweyn dalka konfur Afrika intii lagu gudi jirey faraxa ciidu al fidriga ...

Kooxda Alshabaab Ayaa Labo Wiil Gacmaha Iyo Lugaha Kaga Jaray Gobolka Sh/hoose

Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa naafeeeyey labo wiil oo dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen inay gaysteen fal xatooyo ah. Labada wiil ayaa mid walbo...

Wariye C/Maalik Muuse Coldoon Oo Lagu Sii Daayey Cafis Madaxweyne(Akhriso Wareegto)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta cafis u fidiyey Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo maxkamad ay ku xukuntay 2 sano oo xarig...

Ujeedada Safarka Madaxweynaha Puntland Uu Ugu Ambaxay Dalka Itoobiya Kadib Shirkii Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Gaas ayaa shaley safar ugu ambabaxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya. Dr. Gaas oo aan wax badan laga...

Ganacsato Dhowaan Lacag Shilin Soomaali Soo Daabatay Oo Ku Jahowareersan Socodsiinteeda Kadib Markii Shacabka...

Gaadiid xamuul ah oo ay ku raran tahay Lacag Shilin Soomaali fara badan oo dhowaan ay soo daabacdee ganacsato macaash doon ah ayaa lala...

SAWIRO: R/Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya “Barnaamijkan Isla xisaabtanka furan waxuu kalsooni u abuurayaa shacabka Soomaaliyeed”

Muqdisho, August 9, 2017…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij...

Diyaarad Xamuul Oo Siday Raashin Gargaar Ah Oo Qadarkiisa Yahay 60 Ton Ayaa Maanta...

Diyaarad Xamuul ah oo ay leedahay shirkadda Turkish Airlines ayaa maanta keentay 60 tan oo isugu jira cunto nafaqeysan iyo daawo loogu talo galay...

Awr Nin Ku Cunay Degmada Balli-dhiig Iyo Ninkaasi Oo Geeriyooday(Video)

Awr weyn oo da'diisa lagu qiyaasay 10 sano jir ayaa nin ku cunay degmada Ballidhiig ee bariga gobolka Togdheer ee deegaanada Somaliland. Ninkan oo markii...

Duqeyn Lagu Dilay 31 Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Ka Dhacday Marinka Baabul Mandab...

Iyadoo dalka Yemen uu ka aloogan yahay dagaal culus ayaa waxaa ka soo cararay qaxooti badan oo Soomaali ah kuwaasoo qaarkood ku soo laabtay...

Inkabadan 20 Ruux Oo Maanta Lagu Afduubey Magaalada Daka Ee dalka bangldesh

in kabadan 20 ruux  oo shisheeyi ah ayaa manta lagu dilay wareer ka dhacay maqaaxi ku taal magaalada Dhaka ee xaruunta wadanka bangldesh werar...

Dowladda Ingiriiska Oo Bixineyso Dhaqaalaha Lagu Dhisaayo Xero Lagu Tababari Doono Ciidamo Milateri Dhab...

Dalka Ingiriiska ayaa balanqaaday inay bixinayaan kharashka ku baxaya dhismaha xero militari oo dhawaan la furi doono taasoo lagu tababarayo ciidanka militariga Somalia. Dhismaha iyo...

Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Beyleh Oo Ka Qeyb Galay Barnaamijka Ololaha Wacyi Gelinta Canshuuraha...

Wasiirka Maaliyadda DFS Dr. C/raxmaan Ducaale Bayleh ayaa Maanta ka qeyb galay Barnaamishka Ololaha Wacyi Galinta Canshuurta Dalka oo si toos ah looga daawanayay...

Golaha Ammaanka Oo Dalalka Eritrea Iyo Jabuuti Ugu Baaqay Inay Qaboojiyaan Xiisadda Ka Taagan...

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa Djibouti iyo Eritrea ugu baaqay inay ka shaqeeyaan nabadgelyada mandhiqadda bariga Afrika isla markaasina isla markaasina qaboojiyaan dhaqdhaqaaqyada ciidan...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Booqday Magaalada Taariikhiga Ah Ee Saylac(Video)

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahanada fara kutiriska ah ee bulshada Soomaalida leedahay ayaa booqasho ku tagay magaalada taariikhiga ah ee...

Dhageyso Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Hadlay Dagaal Maanta Muqdisho Ku Dhexmaray Ciidamada Dowladda

Inta la ogyaha lix askari ayaa ku dhimatay dagaal maanta ciidamo kala duwan oo dowladda ka tirsan ku dhex maray magaalada Muqdishe ee caasimada Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhiga...

Dhageyso Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Ayaa Sheegay In Dowladda Federalka Maslaxo Ugu...

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna xubin xiligan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan...

Amin Caamir Oo Kartoon Cajiib Ah Ku Muujiyey Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Wasiirada...

Farshamaste Amin Camir ayaa sawir ka sameeyey Golaha Wasiirada cusub ee uu so magacaabay Raiisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Sawirka uu maanta boggiisa...

Dhageyso Nabadoon Caawa Gurigiisa Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Dabley ayaa Caawa Fiidkii waxa ay qeybo kamid ah degmada Xamar-Jajab ee gobolka Banaadir ku dileen Nabdoon Caan ka ahaa degamdaas. Nabdoonka la dilay oo...

Akhriso Gudoomiye Jawaari Oo Ra’iisulwasaare Xasan Kheyre U Gudbiyey In Golaha Wasiirada Cusub Aysan...

Waxaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka socday kulamo siyaasadeed oo ay yeelanayeen xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya. Kulamada ayaa soo kordhay kadib markii ra'iisulwasaare...

Goobaale Oo Xil HorLeh Loo Magacaabey(xog)

Dowlada soomaaliya oo mar waliba ku   ku howlan dindaabyada shacabka Konfur Galbeed  gaar ahaan  reer shabeelada hoose  ayaa waxaa mar kale xil ay u...

Dagaal Mar Kale Dib Uga Qarxay Magalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug

Dagaal culus ayaa goor dhow mar kale dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo dhinacyada dagaalamaya ay isu adeegsadeen hub aad u...

Nin Darawal Ah Oo Goordhow Lagu Dilay Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose

Waxaa goordhow bartamaha magaaada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose lagu dilay nin darawal ah oo gaari ka soo kaxeeyey deegaanka Shalambood ee duleedka...

Diyaaradda Air Arabia Oo Maanta Soo Cago Dhigatay Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland(Video)

Diyaaradda Air Arabia ayaa maanta si rasmi ah u bilowday duulimaadyo ay ku tagayso magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Madaweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Zaylici...

Faahfaahin Laga Helaayo Weerar Iyo Afduub Caawa Kooxo Hubeysan Ay Ka Geysteen Degmada Afgooye

Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegayo in kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneynin ay caawa qafaasheen wiil uu...

XulKA Portugal Oo markii Labaat Gaarey finaalaha Tartanka qaramada Yurub.

Xula wadanka Portugal ayaa markii labaat gaarey fiinaalaha  koobka yurub  kadib kulan xiiso bada oo dhex marey Portugal iyo  xulka welis kulankaan oo ahaa afar...

Imaaraatka Carabta Oo 45 Milyan Dollar Ugu Yaboohay Dowladda Federalka Soomaaliya (Sawiro)

Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid xafiiska Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa la kulmay Wasiir...

Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Addisababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia (Video+Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shaley bilaabay booqasho uu ku tagayo dalalka ciidamada ay ka joogaan Somalia ayaa maanta gaaray magaalada...

Horjooge Sare Oo Alshabaab Ka Tirsanaa Ayaa Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Jubbada...

Maleeshiyada Alshabaab ayaa xili dambe oo xalay ah weerar ku qaaday saldhiga ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMSIOM ku leeyihiin jaziirada Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose. Afhayeenka...

Kooxda Kubada Cagta Puntland Oo finaalka Gobolada Iska Xaadresy

Ciyaartooyda Xulka kubada cagta maamulka puntlan ayaa manta waxaa ay  u soo gudbeen finaalka tartanka gobolda oo ka socnayo magaalada Muqdishu ee  dalkeena soomaaliya . ciyaar Adak...

Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Oo Sharciyo Meelmariyey

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaley meel mariyay xeer hoosaadka ay ku shaqeyn doonaan. Kullankii shaley ay ku yeesheen xubnaha oo ka...

Meydka Nin Odey Ah Ayaa Maanta Laga Helay Agagaarka Hotel Curuba Ee Magaalada Muqdisho

Waxaa saakey agagaarka Hotel Curuba gaar ahaan dhanka xeebta laga helay Medka Nin da'diisa u dhexeyso 45 ilaa 50 sano jir kaasi oo loo...

Dhageyso Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Iyadoo maanta madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyey natiijada doorashada...

Dhageyso Dowladda Federalka Oo Ku Dhawaaqday In Muqdisho Lagu Qabanaayo Shirweyne Dib-u-heshiisiin Bulshada Soomaaliyeed

Dowladda Federalka ayaa ku dhawaaqday dhowaan in dhowaan magaalada Muqdisho  lagu qaban doono shir weyne dib-u-heshiisiin kaasi oo dhexmari doono bulshada Soomaaliyeed. “Shir weyne dib u heshiisiin...