Madaafiic Khasaaro Geystay Oo Galabta Ku Dhacday Xaafadda Ka Tirsan Degmada Wadajir Ee Magaalada...

Dhowr gantaal oo aan la garaneynin halka laga soo tuuray ayaa galabta lagu weeraray xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Waxaa lagu...

Toos U Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Hadda Khudbadiisa Jeedinaayo (Video)

Iyadoo ay weli socoto xafladda Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo ayaa hadda waxaa khudbeynayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Maxamed C/laahi Farmaajo. Daawasho wacan: https://www.youtube.com/watch?v=WCYmiN48vNA

Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweyne Farmaajo Oo Si Rasmi Ah U Bilaabatay (Sawiro)

Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed C/Laahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhow ka bilaabatay Magaalada Muqdisho. Waxaa xafladdan ka soo qeyb galay Madax ay ka...

Dowladda Ingiriiska Oo Bixineyso Dhaqaalaha Lagu Dhisaayo Xero Lagu Tababari Doono Ciidamo Milateri Dhab...

Dalka Ingiriiska ayaa balanqaaday inay bixinayaan kharashka ku baxaya dhismaha xero militari oo dhawaan la furi doono taasoo lagu tababarayo ciidanka militariga Somalia. Dhismaha iyo...

Dowladda Nigeria Oo Dacawo Ka Dhan Ah Dalka South Africa U Gudbisay Ururka Midowga...

Dowlada alka Nigeria ayaa ururka Midowga Afrika ka codsatay in ururku wax ka qabto dilalka ku saleysan  naceybka ee dalka South Afrika loogu gaysanyo...