Wabi Shabeelle Oo Markale Biyahii Ka Go’een

Waxaa markale gabi ahaanba gurey Wabiga Shabeelle oo ah Wabiga ugu dheer Soomaaliya , waxaana lasoo sheegayaa in dhibaato xooggan soo foodsaartay nolosha dadka...

Madaxweynaha Xilkiisa Dhamaanayo Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Tuugnimo Lagu Eedeeyey (Video)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax hadda u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha xilkiisa...

Maxay Itoobiya ku Qoonsatay RW Cumar Cabdirashid Cali (CCC)? – W/Q: Salim Saciid

Warbixinta Itoobiya dhawaan qortay waxaa ka muuqda diidmo cad oo Itoobiya ku diidantahay in RW CCC uu noqdo madaxwayne Soomaaliyeed . Waxaase iswaydiin leh maxay...

Kufsi Ka Dhacay Degmada Galdogob Oo Xeerar Adag Lala Beegsanaayo Dambiileyaashii Geystay Falkan

Maamulka Puntland ayaa sheegay in maxkamad ay soo taagi doonaan Lix dhallinyaro ah oo ku eedeysan iney Kufsi ka geysteen degmada Goldogob ee gobolka...

Shariif Xasan Oo Laga Yaabo In Laga Tuuro Xilka Hogaaminta Maamulka K/Galbeed

Waxay u egtahay in duufaano siyaasadeed ay ku kaceen Shariif Xasan Sheekh Aadan kadib markii ay xildhibaano ka tirsan maamulkaasi, waxaana socota dabeylo xun...