Maamulka HirShabeelle Oo Dhowaan Magaca Laga Bedelaayo

Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay inay ka fikirayaan sidii magaca looga bedeli lahaa magacan oo u muuqdo inaan laga fiirsanin markii...

Orgi Geeso Dhaadheer Leh Oo Dad Ku Dhaawacay Magaalada Garowe Ee Xarunta Puntland

Todobo qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo fudud kadib markii Orgi careysan oo geeso dhaadheer leh uu weeraray dadkan oo ku sugnaa mid ka...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Federalka “Waxaan Ku Guuleysanay Qorshe Hal Milyan Oo Neef Loogu...

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha  dowladda federaalka Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho ayaa sheegay inay ku guulaysteen qorshe...

Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyada Dalka Itoobiya Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Waxaa caawa maqribkii Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaaradda Jordan Air oo waday maxaabiis Soomaali ah laga soo daayey xabsiyada dalka...

Akhriso Xoghayihii Joogtada Ahaa Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Lagu Bedelay Xoghaye Cusub

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta shaqada ka eryay Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim. Qoraal ka soo...