Bilicda Xeebta Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose(Sawiro)

Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose waxay dhacdaa Badweynta Hindiya, waxay Markacadey safka hore uga jirtaa magaalooyinka ugu quruxda badan dalka Soomaaliya marka...

Kooxda Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Ciidamo Isbaaro U Taalay Deegaanka Danow Ee Gobolka...

Waxaa xaley muddo kooban uu dagaal ka socday deegaanka Danow ee u dhexeeyo Shalammbood iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarkan oo ay kooxda Alshabaab...

Multimedia Release: Multinational team of newly deployed AU police officers conclude induction training

STORY: Multinational team of newly deployed AU police officers conclude induction training DURATION: 2:37 SOURCE: AMISOM PUBLIC INFORMATION RESTRICTIONS: This media asset is free for editorial broadcast,...

Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka K/Galbeed Oo Raashin Gargaar Gaarsiisey Dad Barakacayaal Ah(Sawiro)

Marwo Binti Ibraahim Cali Wasiirada Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashaneysa hay’ada Islamic Relief Somalia ayaa deeq...

Madaxweynaha Somaliland Oo Sheegay In Dowladdiisa Si Adag Ula Xisaabtami Doonto Dadka Mushaarka Qaato...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qeyb galaayey munaasabad ay soo qabanqaabisay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo looga hadlaayey tayaynta shaqaalaha ayaa dhiirigelin...